Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo maanta la wareegtay Maamulka Maaliyadda ee Wasaaradda Waxbarashada
Wasaradda Waxbarashada XFS ayaa W.Maaliyadda ku wareejisay Maamulka Dakhliga ay soo uruuriso Wasaaradda waxbarashada. Ku simaha Wasaarada Maaliyadda ahna Wasiiru ...
















