Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Seddex bil ee lasoo dhaafay habeen xitaa kama seexan taas waa xanuunka haaya” Hooyo+Sawirro Murugo leh

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
“Seddex bil ee lasoo dhaafay habeen xitaa kama seexan taas waa xanuunka haaya” Hooyo+Sawirro Murugo leh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hodan Axmed Sheekh waa Afar jir waxaana ay mudo laxanuunsan tahay madaxa biyo kaga jira kuwaas oo ku haya dhibaato Caafimaad oo dhankasta ah.

Dhaqaatiirta dalka ayaa u sheegay hooyada dhashay Hodan Axmed in aan dalka gudahiisa waxba looga qaban karin una baahan tahay caafimaad dalka dibadiisa ah oo aysan awoodin.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026

Bishaaro Maxamuud Cumar oo ah hooyada cunugtan yar ayaa sheegtay in habeenkii oo dhan aysan ka seexan Hodan Axmed xanuunk haaya aawadiis.

Hooyo Bishaaro ayaa ka codsatay dadka Soomaaliyeed ee Allah hantidada siiyey inay gacan u fidiyaan si-gabadheeda yar loogu daaweeyo.

“Waxaan dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ka codsanaa in Gabadheyda yarta ah Caafimaad dalka Banaankiisa ah iiga bixiyaan, waxaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed ii sheegeen in dalka waxba looga qaban Karin, muhiimna tahay in loo qaado dalka Hinya”

Hodan Axmed ayaa horay waxaa loogu sameeyey qaliin dhanka madaxa ah waxaana qeyb kamida madaxeeda ku jira Tubbo horay loo galiyey balse taas ayaan hada aheyn mid ku filin.

Hodan Axmed waa agoon waxaana gacanta ku haya Hooyadeed Bishaaro Maxamuud taas oo aan awoodin Dhaqaalaha ku baxaya caafimaadka Gabadheeda, waana sababta ay dadka Soomaaliyeed uga codsatay Bulshada Soomaaliyeed inay Garabsiiyaan.

W/D Cali Axmed Sheekh

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo dib u howlgelisay Shabakadda Hindisaha Daahfurnaanta Dowladda+sawirro

Next Post

Khasaarihii kadhashay Duufaanno ka dhacay Soomaaliland oo sii kordhaya

Next Post
Khasaarihii kadhashay Duufaanno ka dhacay Soomaaliland oo sii kordhaya

Khasaarihii kadhashay Duufaanno ka dhacay Soomaaliland oo sii kordhaya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In