R/wasaare ku xigeenka Dalka oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Sahra Axmed Jaamac
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Mahdi Mohamed Gulleid ayaa waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray ...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Md. Mahdi Mohamed Gulleid ayaa waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diray ...
Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ...
Wararka ka imaanaya ayaa sheegay in Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ay halkaas saakay ku geeriyootay Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac. ...
Dowladda Turkiga ayaa maanta oo arbaco ah martigelineysa shir saddex geesood ah oo looga hadlayo Xaaladda cakiran ee ka taagan ...
Soomaaliya waxay ku jirtaa xaalad soo kabasho oo dhan kasta ah, waxaa soo hagaagaya addeegyada garsoorka, amniga, caafimaadka iyo waxbarashada ...
Mashruucan ayaa waxuu ka kooban yahay dayactirka kanaalo dhirerkooda uu gaarayo ilaa iyo 8 km, dhul beerad dhan 400 hektar ...
Kooxda Manchester City ayaa weyn doonto Sergio Aguero kulanka habeen danbe ay la ciyaari doonto kooxda Liverpool kaasi oo ka ...
Wafdigaan soo gaaray Garoowe, ayaa waxaa hor kacayay guddoomiyaha maxakamada sare ee Soomaaliya, Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxaana ku weheliyay ...
Kooxaha Banaadir iyo Heegan ayaa ku kala baxay 1-1 kulankii 11-aad ee horyaalka premier Somalia Ciyaarta oo ahayd mid xiiso ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho