Shir looga hadlayo Xoojinta Howlgalada ka dhanka ah Maleeshiyada Al Shabaab oo Maalintii Labaad ka socda Kismaayo
Shirkan oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowlad Gobaleedka Jubbaland uu ugu horeeyo Madaxweyne Axmed Madoobe, Saraakiil ka tirsan Ciidanka ...















