Wasiirka Amniga oo guddoomiyay shir looga hadlay tayeynta ciidanka Booliska “Sawirro”
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay ka qeyb galeen wakiillo ka kala socday ...
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay ka qeyb galeen wakiillo ka kala socday ...
Dowladda Shiinaha ayaa Dowladda Soomaaliya waxa ay ugu deeqday hal milyan iyo bar doolar si loogu gurmado dadka ay fatahaaddu ...
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ay ka qeybgaleen wakiillo ka kala socday caalamka ...
Boqolaal Soomaali ah ayaa ka qeybgashay xaflad lagu soo dhaweynayay Hodan Xasan, oo u tartamaysa Golaha degaanka Xaafada 62A ee ...
Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaiya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta daah ...
Madaxweynaha Jamhooriyadda Federaalka Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow u ambabaxay Magaalada Dooxa ee Dalka ...
Furitaanka Shirkaan oo la xiriiray dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday dowlad-goboleedka Hirshabelle, ...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo xiray barnaamijka Jadwalka iyo Qorshaha Dhismaha ...
Waxaa sii kordhaya saameynt fatahaadaha uu Baladweyn ka sameeyey Webiga Shabeele,iyadoo weli uu taagan yahay qulqulka dadka ka barakacaya biyaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho