R/W Khayre oo kulan la qaatay Madaxa Golaha Amaanka u qaabilsan Cuna-qabataynta Hubka Soomaaliya+Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay ...
















