Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u Ambabaxay dalka Turkiga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa maanta u ambabaxay dalka Turkiga halkaas oo uu uga qeyb gali doono ...