Ciidamada Xasilinta oo ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan hub sharci daro ah iyo dadkii watay
Iyadoo ay sii kordhayaan howlgalada lagu xaqiijinayo amniga caasimadda ayaa Howlgal ballaaran oo ay Ciidamada Ammaanka ka sameeyeen xaafadda Xamar ...
















