Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xasilinta oo ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan hub sharci daro ah iyo dadkii watay

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xasilinta oo ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan hub sharci daro ah iyo dadkii watay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo ay sii kordhayaan howlgalada lagu xaqiijinayo amniga caasimadda ayaa Howlgal ballaaran oo ay Ciidamada Ammaanka ka sameeyeen xaafadda Xamar Bile ee degmaad Warta Nabadda ku soo qabtay hub sharci daro ah iyo ragii watay.

Hubkaasi iyo dadkii watay Waxaa lagu soo bandhigay Saldhigga Degamda Wartanabadda iyadoo uu halkaasi ku sugnaa ย Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada ee Maamulka gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax iyo guddoomiyaha Degmada Wartanabadda iyo saraakiil ciidan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Seynab Xaabseey Guddoomiyaha degmada Wartanabadda ayaa faah faahin k abixisay qaabka howlgalkaasi u uuga dhacay degmadeeda.

โ€œHalkan waa degmada Warta nabadda,howlgal ay ka sameeyeen halkani ciidamada Xasilinta waxaa ay ku soo qabteen abaaro maqribkii labo nin oo hubaysanaa,xaafadda Xamar Bile,mid hubkiisa ayuu tuuray wuuna cararaya ciidanka ayaa ku daba jooga,midka kalena waa la qabtay iyo hubkii,waxaan u mahadcelinayaa ciidamada howlgalka fulinayaโ€. Ayaay tiri guddoomiye Seynab.

Sidoo kale Guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/llaahi Tuulax ayaa ammaanay wadashaqeynta shacabka,maamulka iyo laamaha ammaanka.

โ€œRuntiina amniga wuxuu kujira wada shaqeyn haddii aan lala shaqeynin ciidamada keligooda waxba maqaban karaan,marka waan ku ammaanayaa guddoomiyaha degmada taliyaha iyo ciidamada wadashqeyntooda,iyo sidoo kale shacabka degmada degan,intaasi kadib waxaa guud ahaan degmooyinka Muqdisho ka socda howlgalo wax looga qabanayo dadka dhibaatooyinka amni darada ah geysanayaโ€. Ayuu yiri Tuulax.

Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya howlgalo ballaaran oo ay wadaan ciidanka Xasilinta,si looga hortago falalka amni dari oo lagu dhibaateynayo bulshada.

Previous Post

“FAALLO” Dhallinyarada waa awooda Dalka hooyo.

Next Post

Wasiirrdaii dhawaan la Magacaabay oo Maanta la dhaariyay + Sawirro

Next Post
Wasiirrdaii dhawaan la Magacaabay oo Maanta la dhaariyay + Sawirro

Wasiirrdaii dhawaan la Magacaabay oo Maanta la dhaariyay + Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In