Shirka wadatashiga dib u eegista sharciga socdaalka Soomaaliya maanta furmay Muqdisho, kaas oo talo bixin looga dhagaysanayo shacabka deegaanada Hirshabeelle
Furitaanka Shirkaan oo la xiriiray dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday dowlad-goboleedka Hirshabelle, ...
















