Wasiirka Gaashaandhigga “Waa fikrad wanaagsan in Ciidamadu ay isticmaalaan dalagyada ka soo go’a Dalka”
Kulankani uu Wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya la yeeshey taliyaasha ciidamada Xoogga Dalka, Nabad Sugidda iyo Asluubta oo ay wehliyaan saraakiil ka ...
















