Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo saraakiil ka tirsan Dowladda FS iyo Dowlada Goboleedyada tababar ugu qabatay Boosaaso+Sawirro
Tababarkan lagu baranayey sidii loo maarayn lahaa Xuduudaha Dalka iyo muhaajiriinta soo qulqulayaa oo 3 maalmood ka socday magaalada Boosaaso ...
















