Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray Kawaanka Malaayga ee Xamar weyne “SAWIRRO”
Munaasabadda Xarig jarka Kawaanka malaayga ee Xamar weyne, ayaa waxaa ka qeyb galay, Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Kaluumeysiga Soomaaliya, Guddoomiye ...
















