Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Safiirka Shiinaha oo ka wada hadlay caawinta Warbaahinta Soomaaliya “SAWIRRO”
Mas'uulin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa maanta xarunta ...
















