Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka ee BJFS oo ka shiray howlaha hortebinta u leh
Xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ...
Xubnaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgalinta Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka,waxaana shir guddoominayay guddoomiye ku ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeer ku tagay xarunta Qaran ...
Kulankaan oo isugu jiray soo dhaweyn iyo kala warqaadasho la xariirta halka ay marayaan dadaallada la xariira Nabadeynta Beelaha Colaaddu ...
Haweenka Qaranka Soomaaliyeed “HOOYO U HIILI QARANKA” ayaa maanta Duco iyo Baroordiiq u sameeyay Shuhadadii toddobaadkii hore ay kooxaha Khawaarijta ...
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiyaha Barlamaanka Mudane ...
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay hanaanka doorasho ee dalka ayaa sheegay in ujeedka dowladda ...
1- President Hassan Sheikh Mohamud presided over an emergency meeting where the security agencies discussed the attack by the Kharijites ...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ay laamaha amniga kaga arrinsanayeen weerarkii argagixisada Khawaarijta Al ...
Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa dhagax-dhigey ceel biyood laga hirgaliyay tuulloyin hoostaga deegaanka Gadoon ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho