Shirka Gollaha Wasiiradda oo lagu Ansixiyay Magacaabista Taliyeyaasha Ciidanka Boliiska, NISA iyo Asluubta “SAWIRRO”
Muqdisho, February 19, 2018----- Shirka Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan ...
















