Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray Xarun cusub oo loo dhisay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo ...
















