Shirka Sameynta Qorshaha soo kabashada & u Adkaysiga Abaaraha Soomaaliya oo Maalintii Labaad ka socda Garowe+Sawirro
Waxaa Maalintii Labaad Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlad Gobaleedka Puntland ka socda Shir Wadatashi ah oo looga hadlayo Sameynta Qorshaha ...
















