Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Talyaaniga u qaabilsan Afrika “SAWIRRO”
Muqdisho, 19, Maarso 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Ergeyga Gaarka ...















