Wasaaradda Maaliyadda XFS oo Muqdisho ku qabatay Barnaamij lagu daah furayay habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka+Sawirro
Daah furkaan habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka ay dhawaan ansaxiyeen xilidhibanaada Golaha Shacabka ayaa waxaa qeyb ka ah howlaha shaqo ...















