Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir karaare oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay ...
Xukuumadda Washington ayaa markale ku celisay in dalka Pakistaan laga jarayo dhammaan kaalmada dhaqaale ee dhanka ammaanka ee uu dalkaasi ...
Wararka ka imanaaya Dalka Itoobiaya ayaa sheegaya in ay sii kordhayaan weerarada ay Qowmiyadda Oromada ay ku bartilmaameedsanayso bulshada Soomaaliyeed ...
Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tafaasiil dheeraada ka bixisay Labaynta iyo Dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaasoo maleeshiyaadka Nabad ...
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ee ku sugan Degmadda Dooloow ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa isku soo dhiibay Horjooge sare ...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Muddooyinkii ugu dambeeyey waxay waday qorsheyaal ay ku hormarineyso hanaanka Maaliyadeed ee ...
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta maal gashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta soo gaba-gabeeyey Booqasho Afar ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Soomaaliya ee cusub Mudane Axmed Ciise Cawad, waxa uu dhashay sannadkii 1955-tii heerarkiisa waxbarasho ayaa kala ahaa, ...
Ujeedka Kullanka Maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu la qaatay Howlwadeenada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Dalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho