Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo faah faahin ka bixisay Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo faah faahin ka bixisay Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tafaasiil dheeraada ka bixisay Labaynta iyo Dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed kuwaasoo maleeshiyaadka Nabad iyi nolal diidka ah ee AL shabaab kula jira Dagaal Xooggan.

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cali Xagaa oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA oo bah wadaag la ah Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in uu meel wanaasan marayo Dhismaha iyo qalabaynta Ciidamada Xoogga Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maxamed Cali Xagaa Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa tilmaamay in Ciidamada Xoogga Dalka ee ay tababarayso Dowladda Turkiga  ay yihiin kuwa qaadanaya Tababar Casri ah oo ka duwan kuwii horay ay u heli jireen Ciidamada Xoogga Dalka maadaama ay joogaan Dalkoodii lana siiyay Hub Casri ah oo ka duwan kii Ciidamada Xooggu ku Dagaalami jireen.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal Xooggan ugu  jirta Dhismaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed si ay u hantaan Amaanka Dalka oo dhan loogana maarmo Kaalmada Ciidan ee Caalamku siiyo Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiir Xagaa:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Wasiir-Dowle.mp3
Previous Post

Horjooge sare oo Maleeshiyada Alshabaab ka tirsan oo Ciidamada Ammaanka isku soo dhiibay

Next Post

Soomaalida ku nool Itoobiya oo ka cabanaya weerarda ay ku hayaan Oromada oo sii kordhaya

Next Post
Soomaalida ku nool Itoobiya oo ka cabanaya weerarda ay ku hayaan Oromada oo sii kordhaya

Soomaalida ku nool Itoobiya oo ka cabanaya weerarda ay ku hayaan Oromada oo sii kordhaya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In