Guddoomiye Taabit oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka ...
Wasiirka wasaaradda beeraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid oo maanta la hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qatar ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka ah Maxamed Cali Xagaa iyo Wasiir ku xigeenka C/llaahi Colaad Rooble ayaa hogaaminayay mas'uliyiin ...
Daah furkaan habka dhaqan gelinta Miisaaniyadda 2018ka ay dhawaan ansaxiyeen xilidhibanaada Golaha Shacabka ayaa waxaa qeyb ka ah howlaha shaqo ...
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan koonfurgalbeed iyo maamulka goblka shabellaha hoose ayaa gaaray degmada qoryooley ee gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay ...
Hay’adda u dooda xuquuqul insaanka Human Rights WATCH ayaa ku eedaysay kooxda xaqjirka ah ee Al-Shabaab ee ku xiran Al-Qaa’idda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyeyaasha labada aqalka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, ...
Rabbi ha u naxariistee Fanaanadda Soomaaliyeed Khadiijo C/llaahi Daleys oo ka mid aheyd fanaaniinta caanka ah ayaa ku geriyootay magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho