Madaxweyne Farmaajo oo shir muhiim ah la yeeshay Dhigiisa Jabuuti “Sawirro”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil ...















