Ra’iisul Wasaare Khayre ” Waa lama huraan in Soomaaliya ay ku soo noqoto Saaxadda Caalamka.”
Mogadishu, 26 January 2018--Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii ...















