Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro+ Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maanta Booqday Xerada Caruurta Agoonta ee Degmada Afgooye

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa Maanta booqday Xerada Caruurta Agoonta ee Kacaan kuna taala Dagmada Afgooye ee gobolka  shabelaha hoose Caruurtaasi uu ka faala qaaday daryeelkooda Nololeed, Caafimadkood iyo waxbarshadooda madaxweynah jamhuuriyada federaalka ah ee soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo,

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  ayaa maanta howlo shaqo ah ku tagay Xero  Kacaan  isagoo ay  garba socdeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Asluubta  waxaana uu  kuurgalayay Xalada nololeed ay ku suganyihiin caruurtaasi,

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Gaas xuseen Xasan Cismaan ayaa soo kormeeray  qolka ay jiftaan iyo  goobta rashiinka ay ku cunaan,

Sareeye Gaas xuseen xasan cismaan Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa fahfahiyay socdaalka uu ku tagay xerokacan.

Qaar kamid ahCaruurtaan agoonta ee ku jira xero kacaan  ayaa u mahadceeliyeen madaxweynah jamhuuriyada federaalka ah ee soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo, iyo taliyah Ciidanka Asluubta soomaaliyeed Sareeye gaas xuseen xasan cismaan.

Dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Gaas xuseen Xasan Cismaan ayaa tilmamay  in ay ku dadaalyaan ka warqabka caruurtaasi Agoonta ah.

Previous Post

Madaxweyne Trump oo laga codsaday in xayiraadda uu ka qaado Qaxootiga Soomaaliyeed

Next Post

Daawo Sawirro+R/wasaaraha oo kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Canada iyo Ruwaandha

Next Post
Daawo Sawirro+R/wasaaraha oo kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Canada iyo Ruwaandha

Daawo Sawirro+R/wasaaraha oo kulamo kala duwan la yeeshay Madaxda Canada iyo Ruwaandha

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026
0

Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In