Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dhismaha Wadada Via Roma ee degmada Xamar-Weyne “SAWIRRO”
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay dayac-tirka Waddada Via Roma ee ...
















