Dhalinyaro Gurmad Caafimaad u fidinaysa dadka soo Barakacay “SAWIRRO”
Midowga Dhallinyarada Mutadawaciinta Horuumarinta Soomaaliyeed (Somali Youth Volunteers for Development Association) ayaa billaabay barnaamij caafimaad oo loogu magac daray Baxnaani. ...
















