Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo kormeeray Wakaaladda Xoogga Korontada ENEEYE ee Boosaaso “SAWIRRO”
Wafdigii Wasiirada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Faderaalka Soomaaliya ee dhowaan gaaray Puntland ayaa booqday Wakaaladda Xoogga Korontada Ummadda ee Eneeye ...
















