Madaxweyne Farmaajo oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka+(Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyaradda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka oo ...
















