Shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyey istiraatejiyada aminga gudaha iyo arrimo kale
Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Dawladda Federaalka yeesheen maanta oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali ...
















