ila 6 qof oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo lagu dilay duqeyn xalay ka dhacday Shabeelada Hoose.
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in duqeyn hor leh oo xagga circa ah xalay lagu bartilmaameedsaday horjoogayaal ...
















