R/wasaare Khayrre oo ballan-qaaday in Xukuumaddiisu ay kaalin mug leh siineyso culimada si loo jebiyo fikirka qalafsan ee Al-shabaab+Sawirro
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah culima’udiinka Soomaaliyeed iyo ...















