Soomaaliya oo loo doortay xubinnimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka ee QM
Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobey ayaa Soomaaliya loogu doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. ...
Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobey ayaa Soomaaliya loogu doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. ...
Kutlada haweenka ee Golaha Shacabka BJFS ayaa maagaalada Muqdisho ku qabtay kulan ku saabsanaa ka doodista Qoondada haweenka iyo xaqiijinta ...
Mashruucaan oo taabagelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo dowlad gobaleedka Galmudug isla markaana ay maalgalinayaan Dowladaha Norway iyo ...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta la kulmay Wakiilka KMG ah ee Qaramada Midoobay u ...
Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Aadam Muuse, ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Guddiga ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan weyne ay maanta yeelanayaan Garsoorka, Xeer-Ilaalinta iyo Ciidanka ...
Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa Shaacisay xilliga u si rasmi ah u furmayo qorshaha lagu ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayo ...
Dowladda Sacuudiga, ayaa soo saartay go’aamo ka dhan ah dadka ku xad-gudba awaamiirta Xajka oo ah xabsi shan iyo toban ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho