Diblomaasiyiinta Imaaraadka oo dhiig ugu deeqay dhibanayaasha qaraxii Zoobe-Sawirro
Diblomaasiyiinta Safaaraadda Dowladda aan Walaalaha nahay ee Imaaraadka Carabta ee Muqdisho ayaa Dhiig ugu deeqay si loo badbaadiyo nolosha walaalahaSoomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Bahalnimada ahaa ee lagu beegsaday ...
















