Sh/Dhexe: Al-Shabaab oo laga qabsaday deegaanno istaariiji ah
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyada Al-shabaab kala wareegay deegaanno istiraatiiji ah oo ku yaala gobolka Shabeelaha dhexe, kaddib howlgalo ...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maleeshiyada Al-shabaab kala wareegay deegaanno istiraatiiji ah oo ku yaala gobolka Shabeelaha dhexe, kaddib howlgalo ...
Iyadoo warar hor dhac ah ay sheegayaan in natiijooyinka codadkii la tirayay uu ku horeeyo Uhuuru Kenyatta ayaa Raila Odinga ...
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday olole cusub, iyadoo ay isu diyaarineyso munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo ...
Rugta Tiiraanyo Bixinta iyo Caddaaladda waxaa la hirgeliyay sanadkii 2016 waxayna ka shaqaynaysaa sidii looga hor tagi lahaa tallaabo kasta ...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan Qado sharaf ah u sameeyey ganacsato Soomaaliyeed oo ka ...
Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababbar u soo xirtay qaar ka mid ah shaqaalaah Wasaaradda ...
Wafdi uu hogaaminayo Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo saraakiil kale ayaa gaaray ...
Shir lagu heshiisiinaayo beelo colaadi ku dhexmartay deegaano ka tirsan Gobolka shabeelaha dhexe ayaa maanta waxaa lagu soo gaban gabeeyay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho