Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Baydhabo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga iyo saraakiil kale ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaasi oo uu kulan kula qaatay Ku-simaha Madahaweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi iyo Wasiirada Wasaaradaha Magacaaban ee Amniga iyo Qorsheynta.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Amniga iyo Xaaladaha ka soo cusboonaadey Gobolka Shabeelaha Hoose, isla markaana diiradda lagu saaray sidii arrimahaasi loo xalin lahaa.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Wafdiga ayaa intaasi kaddib waxaa uu kormeeray xarunta Qeybta 60aad ee looga arrimiyo ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, halkaasi oo si diiran ay uga soo dhaweeyeen Taliyaha Qeybta 60aad Jenaraal Ibraahim Yaraw iyo Abaanduulaha Qeybta Ismaaciil Khaliif Shire.

Wafdiga ayaa soo indho indheeyay mashaariicyo kala duwan oo dawladda Boqortooyada Ingiriiska ay ka hirgelisay Taliska qeybta kuwaas oo Dhismahooda meel gabagaba ah maraya, Dhismooyinka oo isku gujira Xafiisyo, Cisbitaalka ciidanka, Qolal Jiif ah, Hool aad u weyn oo looga talagalay xafladaha ciidanka, shirarka iyo weliba goob lagu cilad bixinayo Gaadiidka Ciidanka.

Wafdigan ka socday Qaramada Midoobay iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada UK ayaa sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan sidii loo xoojin lahaa tababbarada ay siinayaan ciidamada Xoogga Dalka.

Previous Post

Shir lagu heshiisiinayo Beelo oo lagu qabtay Deegaanka garas weyne ee Gobolka sh/dhexe

Next Post

Wasaaradda Haweenka oo tababbar u soo xirtay shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Haweenka oo tababbar u soo xirtay shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda “SAWIRRO”

Wasaaradda Haweenka oo tababbar u soo xirtay shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In