Ciidamada Booliska Soomaaliya oo kala wareegay qalab Xafiiseed Bolisiska Amisom ee AU
Ciidama Boliska AMISOM ee qaybta Gobolka Banaadir ayaa ku wareejiyay Qalab Xafiiseed Ciidamada Bolliska Somaliyeeed. Qalabkan oo ay kuu deeqday ...
Ciidama Boliska AMISOM ee qaybta Gobolka Banaadir ayaa ku wareejiyay Qalab Xafiiseed Ciidamada Bolliska Somaliyeeed. Qalabkan oo ay kuu deeqday ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaraada gaashaandhiga Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane C/laahi Colaad Rooble oo socdaa shaqo ku maraya Gobolada Baay iyo Bakool ...
Shir looga hadlaayay isdhexgalka bulshada Africa iyo Shiinaha ayaa Saaka lagu soo gaban gabeeyay Magaalada Bijiin ee Dalka Shiinaha waxaana ...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka soomaaliya oo ku sugan Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya kuwaasoo u ...
Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ...
Magaalada Khartuum ee xarunta Dalka Suudaan lagu soo gebagebeeyey shir socday muddo sedax maalmood ah,kaasi oo ay isugu imaadeen Guddoonada ...
Shirka Golaha Loo dhan yahay ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa maanta ka furmaya Magaalada Newyorka ee Dalka Mareykanka,iyadoo Soomaaliya ...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in shil gaari oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha dhexe gaar ahaan deegaan ...
Kulanka Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar , waxaana ajendaha kulanka ...
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaktar oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, isla markaana xubin ka ah Baarlamanka Afrika ayaa shir ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho