Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka soomaaliya  oo ku sugan Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool ee koonfurta Soomaaliya kuwaasoo u kuurgalaya Xaaladda Gobolka Bakool.

Socdaalka ay ku joogaan  Degmada Xudur ayaa waxaa ku wehlinaya wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka koonfur galbeed  Soomaaliya ma’suuliyiintaan ayaa waxaa ay u kuurgalayaan xaalada ay ku nool yihiin bulshada Bakool oo ka mida deegaanada hoos yimaada maamulka koonfur galbeed Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhanka kale Degmada Xudur ayaa waxaa ku sugan guddoomiyah Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya kuwaasoo Degmada Xudur ka furay Xafiis ay yeelanayso Maxkamada Ciidamada qalabka sida taasoo ka howl-gali doonta Xudur.

Maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa ku howlan maamul u sameynta Degmada Xudur maadaama baahi weyn ay u qabaan bulshada Degmada Xudur in ay helaan maamul u adeega shacabka.

Wariyaha warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bakool  ayaa sheegay in ay DegmadaXudur ay joogaan ma’suuliyiin kala duwan oo kala matalaysa dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamulka koonfur galbeed Soomaaliya.

Degmada Xudur ayaa dhawaan waxaa gaaray wafdi uu hugaaminaayo wasiir ku xigeenka Wasaaradda gaashaandhiga Xukumada federaalka Soomaaliye C/laahi Colaad Rooble  kuwa soo u kuurgalayay baahida ay qabaan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaalieed ee ka Dagaalama Gobolka Bakool.

Halkaan hoose ka dhageyso Maxamed C/raxmaan wariyaheena Bakool:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/09/WAREYSI-WARIYE-MAXAMED-XASAN-BAKOOL.mp3
Previous Post

Madaxweyne Trump oo khudbadiisa ugu horeysay ka jeedinaya shirka Golaha Guud ee QM

Next Post

Dhageyso :Shirka Iskaashiga Bulshada Africa iyo Shiinaha oo kusoo dhamaaday Wadanka Shiinaha

Next Post
Dhageyso :Shirka Iskaashiga Bulshada Africa iyo Shiinaha oo kusoo dhamaaday Wadanka Shiinaha

Dhageyso :Shirka Iskaashiga Bulshada Africa iyo Shiinaha oo kusoo dhamaaday Wadanka Shiinaha

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In