Maanta ayaa lagu wadaa in Golaha Wasiiradda Xukuumaddii uu soo magacaabay ra’isul wasaare kheyre ay yeeshaan Kulankoodiii ugu Horeeyey kaddib ...
Shir Madaxeedkii 28 ee ururka jaamacadda carabta ee ka Socday Wadanka Urdun ayaa shalay galab waxaa lagu soo gabagebeeyey Magaalo ...
Qadar lacageed oo ay ka jareen mushahaarkooda shaqaalaha Madaxtooyada Garoowe ayaa waxa ay shalay 29, March, 2017 ku wareejiyeen xubin kamida ...
Muqdisho, Maarso 30. 2017----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada ...
Safiirka Safarada Somaliyeed ee Wadanka Malaysia Amb.Abukar Abdi Osman "Mardaadi" ayaa ka mid noqtay tiro safiiro ajaaniib ah oo lagu ...
Xabsiga dhexe ee Xamar labadii sano ee lasoo dhaafay ayaa waxaa laga dareemayey isbadal Horumarineed oo si xowli ah ku ...
Banaan bax looga soo horjeeday Dhibaatada iyo jinsi naceybka lagu haayo Dadka ajaanibta ah ee ku nool South Africa ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho