Howlwadeenno caafimaad oo gurmad u fidinaya bukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka
Koox caafimaadka qaabilsan oo ka socda Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa howlo caafimaad ah oo ay ugu gurmanayan dadka uu soo ...
Koox caafimaadka qaabilsan oo ka socda Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa howlo caafimaad ah oo ay ugu gurmanayan dadka uu soo ...
Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan ...
Kulan ay isugu yimadeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudan, dbplomasiyiin ka socotay safaaradda, salaadiin, aqoonyahano iyo waliba ganacsato ayaa waxaa ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa sheegay in kaalmo dhaqaale ay ka heleen dalalka Malaysia iyo Indonesia, kadib shir lagu qabtay ...
Ugu yaraan 30 qof oo qaxooti Soomaali iyo ajaanib kale ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay xeebaha dalka Yemen ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Pretoria ee Caasimada Dalka South Africa ayaa Lacag ugu deeqday Dadka Soomaaliyeed ee ay ...
Xoghayaha Guud ee Ruugta Ganacsiga Turkiga Cumar Bal iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga u qaabilsan Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga ayaa ...
Waxaa Khamiistii shalay Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed lagu qabtay kulankii todobaadlaha ahaa. Cutubyo ka tirsan ciidanka booliiska ...
Markab xamuul ah oo ay afduub u heysteen dableey hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in la sii daayay fiidnimadii xalay. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho