Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo qaabilay Agaasimaha Barnaamijka QM ee deegaanka
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka (UNEP Excutive Director) ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay ee Deegaanka (UNEP Excutive Director) ...
Cali Guudow Maadey oo ka tirsanaa Khawaarijta, ayaa maanta isku soo dhiibay ururka 47-aad Guutada 8-aad ee Taliska Qeybta 60-aad ...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali),ayaa Magaalada Geneva kaga qeyb- galay kulan muhiim ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa uga qayb galay magaalada Mombasa ee dalka Kenya shir socday muddo ...
Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ka qeyb galay dood looga hadlayay dadka sida qaldan u isticmaala barah ...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika, ...
Saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga bulshada Soomaaliyeed ee ku ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka kubada cagta ee Waamo ku daahfuray horyaalka heerka 1aad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho