Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha qaranka Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlay u gurmashada dadka abaaruhu sameyeen.
Kulankaan oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi kariin Gabeyre oo ay dhinacada ka ...















