Ciidanka Amaanka Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan Maleeshiyo beeleed dhawaan ku dilay miyiga Gobolka ...
Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay xooga saareyso Xasilinta ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Xarutna Degmada Warta Nabadda ayaa waxaa ka socda koob lagu maamuusayo isdhexgalka bulshada bisha Ramadaan awgeed, waxaana koobka ka qeybgalay ...
Dunida aynu maanta joogno Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalkeena Soomaaliya kaliya ma ahan meesha ugu horeysay ee laga Sameeyo howlgal ...
Madrid, 16 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ku sugan magaalada ...
Boqol qof oo ku dhaqan Degmada Waabari ayaa daweyn xaga indhaha loogu sameeyay degmadaasi, iyadoo ay iska kaashadeen maamulka Degmada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta salaadda Jimcaha kula tukaday boqolaal shacab ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho