Guddoonka Golaha Shacabka Oo Shaaciyey In Kalfadhiga 1aad Uu Si Rasmi Ah U Furmi Doono…WARSAXAAFADEED
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi ...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi ...
Boqolaal Soomaali ah ayaa soo buuxdhaafiyay goob lagu qabanayay xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi ...
Waxaa lagu guuleystay in la damiyo dabkii ka kacay saaka suuqa weyn ee Bakaaraha, kaasi oo geystay qasaare hantiyadeed, iyadoo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta kulliyadda Jeneraal Kaahiye kula kulmay wafdi saraakiil ka socotay Ciidamada Karabinyeeriga ee Dalka Talyaaniga, ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo Warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ee uu howlo shaqo u ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo gaaray Suuqa Bakaaraha oo Dab uu ka kacay ayaa sheegay in loo baahanyahay in Waddooyin waaweyn ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo ...
Wararka u dambeeyay oo aan ka heleyno suuqa Bakaaraha ayaa sheegaya in dabkii saaka waaberigii hore qabsaday qeybo kamid ah ...
Dab aad u xoogan ayaa ka bilawday gudaha suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha. Dabkan ayaa u muuqdo mid ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho