Madaxweynaha Dalka “Shacabka waxaa looga baahanyahay inay xoojiyaan la shaqeynta ciidamada”
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey iney ka qeyb qaatan xasilinta ...















