Tartamayaasha Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareegga afarta dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii lixaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka wareegga saddexaad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, iyadoo sidoo kale ...
Muqdisho, 17 June 2017....Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Jamaal ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ...
Halkan Hoose ka akhriso War-murtiyeedka oo dhameystiran Final War-murtiyeed (1)
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa uu ka qayb galay munaasabad lagu maamuusayay maalinta caruurta Africa oo ...
Sadex iyo toban kun oo tan oo isugu jira raashiin nafaqeysan iyo dawo ayuu sitaa markabkan, kaas oo ah deeq ...
Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland Cadirashiid Cali Geelle ...
Mogadishu, 17 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho