Madaxweye Farmaajo “Shacabka hala shaqeeyeen ciidamada, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan argagixisadu” SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta salaadda Jimcaha kula tukaday boqolaal shacab ah ...















