Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX TBIYE ROOR 13-1-2017
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo diiran u diray gudoonka cusub ee baarlamanka Soomaaliya, isagoo u ...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo u diray labada Gudoomiye ...
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa hadda soo gabagebeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada Golaha Shacabka . Natiijada ...
Wareegii labaad ee doorashada labada guddoomiye ku xigeen ee golaha shacabka ayaa bilaabatay kadib markii la soo gabagebeeyay wareegii koowaad ...
Natiijada codadkii laga dhiibtay doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ayaa lagu dhawaaqay, iyadoo ay kala heleen; xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad ...
Afartii musharax ee ku loolamaysay xilka guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka ayaa natiijadii ay ku dhawaaqay guddiga qaban qaabada doorashada ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa Leyla saraakiil u dalacsiiyey Askarta Jaamiciyiinta ee ku jirta dugsiga tababarrada ee Jeneraal Kaahiye, munaasabaddaas oo ...
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa hadda soo gabagebeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho