Sunday, May 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirinta codadka guddoomiye ku xigeenka 1 aad oo la soo gabagebeeyay

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Tirinta codadka xildhibaanada ayaa la bilaabay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa hadda soo gabagebeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan tan guddoomiye ku xigeenka koowaad.

Natiijada ayaa lagu dhawaaqi doonaa, iyadoo ilaa iyo hadda ay ugu horeeyaan sadex musharax oo kala ah xildhibaan C/wali Sh Ibraahim Muudey, xildhibaan Faarax Sh C/qaadir iyo xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye.

Related posts

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

May 17, 2026
Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

May 17, 2026

Sidoo kale, waxaa la tirinayaa codadka guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka, iyadoo natiijada labada guddoomiye ku xigeen lagu dhawaaqi doono sida ay sheegeen gudiga qaban qaabada doorashada guddoonka baarlamaanka.

Previous Post

Tirinta codadka xildhibaanada ayaa la bilaabay

Next Post

Taliyaha booliiska oo la dalacsiiyay askar tababar qaadanaysa

Next Post
Taliyaha booliiska oo la dalacsiiyay askar tababar qaadanaysa

Taliyaha booliiska oo la dalacsiiyay askar tababar qaadanaysa

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo kormeeray goobaha la dejiyay xujeyda Soomaaliyeed

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah...

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

May 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur ( Aadan Madoobe), ayaa caawa kulan miradhal ah la...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In